Yuusuf Dabageed oo ka warbixiyay waxyaabaha uu ka qabanayo Gobolka Hiiraan * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Yuusuf Dabageed oo ka warbixiyay waxyaabaha uu ka qabanayo Gobolka Hiiraan

Baladweyne ( Mareeg)-Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay  in uu ka shaqeyn doono Nabad Gelyada Gobolka Hiiraan iyo dib u heshiisiinta Beelaha dega Gobolkaasi.

Dabageed ayaa ka dalbaday Beelaha dagaalada Sokeeye uu ku dhexmaray Gobolka Hiiraan in ay Nabadda ka wada shaqeeyaan ayna iska iloobaan xiisadihii horay ugu dhexmaray Gobolka.

Dhinaca kale Yuusuf Dabageed ayaa tilmaamay awaamiirta dowladda dhexe uu maamulkiisa ku shaqeyn doono.

Shalay ayaa wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max’u waxaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax islamarkaana Yuusuf Axmed Hagar Dabageed u Magacaabay xilkaas.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!