Xukun lagu riday dhalinyaro geystay kufsi wadareed

Read Time:15 Second

Maxkamadda Darajadda Koowaad ee gobolka Nugaal ee Puntland ayaa dil toogasha ah ku xukuntay 5 eedaysane oo loo haystay iney kufsi wadareed ka gaysteen Gaalkacyo.

Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee  Puntland Maxamed Xareed Faarax oo goor dhowayd jir jaraaid ku qabtay Garowe, ayaa ku dhawaaqay xukunka lagu riday dhalinyaradaan.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.