Xubno ka mid ahaa Daacish oo lagu dilay Somalia

Read Time:30 Second

Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika (Africom) ayaa waxuu shaaciyay in Xubno ka mid ahaa Kooxda Daacish lagu dilay Weerar ka dhacay Dalka Soomaaliya.

Weerarkan ka dhacay Buuraha Goolis ayaa Mareykanku waxuu sheegay in lagu dilay 3 ka mid ahaa Kooxda Daacish.

Bayaanka ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu xusay in Weerarkii ka dhacay Gobolka Bari uu ahaa mid lagu taageerayay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Weerarkan ayaa waxuu noqonayaa kii labaad oo lagu beegsado Kooxda Daacish.

14-kii bishan ayee aheyd markii Abdulhakim Dhuqub oo ahaa ku xigeenka Hogaamiyaha Kooxda Daacish lagu dilay Weerar dhanka cirka ahaa oo ka dhacay Gobolka Bari.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %