Xoghayihii hore ee qaramada midoobe oo geeriyooday
War goordhow soo gaaray Shabakada Mareeg ayaa sheegaya in Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobe Kofi Annan uu ku geeriyooday Magaalada Bern ee Caasimadda Dalka Switzerland.
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobe ayaa waxa uu maalmihii ugu dambeeyay ku xanuun sanaye Dalka Switzerland,isagoona ugu dambeyn u geeriyooday maanta xanuunkaasi.
Annan ayaa geeriyooday isaga oo jira da’da 80 sano.
Comments are closed.