Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo booqanaya Soomaaliya

Read Time:37 Second

Mareeg.com: Xogyahaya guud ee Qaramada Midoobay Ban Kii-moon ayaa lagu wadaa inuu bishan October 29 booqasho ku tago dalal ka mid ah Geeska Afrika, sida Kenya, Itoobiya, Jabuuti. Waxaa sidoo kale laga yabaa inuu tago Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha debadda Soomaaliya oo maanta u ambabaxay dalka Itoobiya ayaa arrintaan ka halday, wuxuuna sheegay in isagu uu madaxweyne Xasan u matalayo shir heerkiisu sareeyo oo ka dhici doona magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, kaasoo dhacaya 29-ka bishan October.

Dr. Beyle ayaa sheegay in Madaxweynaha uu shirkaas ka baaqday, si uu isla 29-ka bishan uu magaalada Muqdisho ugu soo dhoweeyo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey, Ban Ki-moon iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo booqasho ku imaan doona Caasimadda Muqdisho.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.