XOG: Magacyada Musharaxiinta Madaxweynimo Ee Soomaaliya 2016

Read Time:48 Second

Doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee 2016, waxaa naga xiga waqti yar , hase yeeshee waxaa soo baxaya warar horudhac ah oo ku saabsan shaqsiyaadka laga yaabo inay is-sharxaan.

Diblumaasi lagu magacaabo Axmed Guuleed, oo Muqdisho ku sugan ayaa mareeg u sheegay in hadal heynta Musharaxiinta u tartameysa qabashada madaxtinimada dalka ee dhaceysa 2016-ka laga dhex dareemayo masraxyada siyaasadda.

Diblumaasiga ayaa sidoo kale inoo xaqiijiyay inay jiraan Mas’uuliyiin ay cadahay inay is-sharxayaan iyo kuwa loo maleynayo, balse aan weli la xaqiiji Karin.

XUBANAHA IS-SHARXAYA 2016 WAXAA KA MID AH:-

Xasan Sheekh Maxamuud
Cabdinuur Axmed Darmaan
Shariif Sheekh Axmed
Cabdi-Qaasim Salaad Xassan
Fadumo Dayib
Cabdilaahi Axmed Cadoow
Xasan Maxamed Xuseen ”Mungaab”
Cali Maxamed Geedi
Maxamed Cali Ameeriko
Maxamuud Nuur Tarsan
Maxamed Cabdilaai Farmaajo
Cabdi Weli Sheekh Axmed
Sidoo kale, waxaa jiro Musharaxiin kale oo aan weli caddeyn mowqifkooda, waase ay caddahay in musharaxiinta ay intaas ka badan doonaan, waxeyna Shabakada mareeg idiin soo bandhigi doontaa dhawaan magacyada Musharaxiintaasi.

About Post Author

A warsame

Published by senior editor and managing Director of Mareeg Media Mr A Warsame Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %