Xisbiga UPD oo taageeray go’aanka Dowladda Somalia

Read Time:36 Second

Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka oo ka hadlay muranka diplomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya, xiriirkana la leh muranka xuduud baddeedka ee labada dalka ayaa soo dhoweeyay mawqifka Dawaladda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan ka jawaabidda cabashada Kenya, isagoo soo jeediyay in Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ay shacabka Soomaaliyeed la wadaagto xogaha dhabta ah ee ku saabsan arrimaha SAHMINTA shidaalka gaar ahaan xaraashkii ka dhacay London 7-dii Feb. ee shidaalka ku duugan badaha dalkeena.

Dhanka kale Xisbiga UPD ayaa Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ku booriyay in dhaliisha xisbiyada ay u qaadato sixid lagu toosinayo wixii qalad ah ee waxyeeli kara danaha dhaqaale, siyaasad iyo kuwa istiraatijiyeed ee dalka ayna habboon tahay iney tixgeliso.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.