
Hargeeysa ( Mareeg News) Xisbiga mucaardka soomaaliland ee wadni ayaa xilkii iyo xubinimadiiba ka qaaday xubno sarsare oo katirsan Xisbiga.
Gudiga furinta iyo kan anshaxa ee xisbiga ayaa xubnahaan ku eedeeyay ineey ku kaceen Wax ka hor imaanaya Xeerarka xisbiga waxeeyna u cuksadeen Arima dhowr ah.
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
Cabdiraxmaad cirro hoggaamiyaha xisbiga mucaardka ah ee wadani ayaa sheegay in ay arintan ugub ku tahay xisbiyada somaaliland ayna gogolxaar u noqondoonto In berina afar qof isu doortaan madxweyne iyo madaxweyne ku xigeen.
ugu dambeeyn Xisbiga wadni oo Soo saaray todobaadkii tagay baaq ay ku dalbanayeen inuu is casilo madaxweynaha somaliland mr biixi ayaa la aamin sanyahy in arintan ay raad la leedahy.