Mareeg Media
Somalia

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah yeelanaya

Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaannada Golaha Shacabka ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka Daawada, Akhtinta 1aad Xisaab Xirka 2018 iyo Akhtinta 2aad Hindise Sharciyeedka Naqshadaynta Magaalooyinka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa weli waxaa horyaala Ajendayaal dhowr ah oo u baahan inay ka doodaan,iyaga oo sharci muhiim ah ansixiyey.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!