Xildhibaanada Galmudug oo la sheegay in loo diiday kaarka Aqoonsiga

Read Time:37 Second

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa xaqiijiyay in xubno ka mid ah Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ay diideen in ay bixiyaan Aqoonsiga, islamarkaana loo sheegay in mid ka mid ah Musharaxiinta Gudoonka baarlamaanka markii ay doortaan la siin doono.

Xildhibaanada ayaa sheegay in hadda aysan aheysan wax aqoonsi oo ku aadan in Cadeynta ah in ay yihiin Xildhibaano si ay u codeeyaan.

Walaac badan ayaa laga muujiyay sida lagu kala aqoonsan doono Xildhibaanada iyo dadka caadiga ah xilliga doorashadda Guddoonka baarlamaanka.

Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta sheegay dhankooda in xildhibaanada aysan heysan wax aqoonsi oo dhibaato badan lagu haayo.

Wararka qaar ayaa sheegaya  in Xildhibaanada Shuruud looga dhigay doorashadda Mid ka mid Musharaxiinta xilka Gudoomiyaha baarlamaanka kadibna loo ogolaan doono kaarka.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %