Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulmaya

Read Time:30 Second

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya maanta oo ay taariikhdu ku began tahay 26-ka bisha September 2018,uga hadli doonaan sii wadista dooda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Waxaa hadda Xarunta Golaha Shacabka laga dareemayaa diyaar garoow ku aadan kulanka Xidhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo saacadaha soo socda ka furmayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kusii jeeda Xarunta si ay uga qeyb galaan Kulankooda maanta.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %