Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Kulmaya

Read Time:29 Second

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho .

Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay in ay Maanta kulankaan ay soo xaadiraan, waxaana Ajandayaasha Maanta looga hadli doono ka mid ah isla markaana Akhrinta Koowaad wada mari doona Hindise Sharciyeedyada Waxbarashada iyo Biyaha.

Kalfadhigii ugu dambeeye ee xubnaha Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in guddi loo saarayo Arrinta daba dheeraatay ee C/kariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax.

Ilaa iyo hada lama oga in kulanka maanta ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagu soo qaadi doono Arrinta Qalbi dhagax.

 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %