Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Kulan Xasaasi ah leh
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Kulanka ay yeelan doonaan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxa ay uga doodi doonaan Ajandayaal badan.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu wargeliyay in kulanka Baarlamaanka maanta looga doodi doono Aamniga Muqdisho iyo arrimo kale.
Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa aad loo adkeeyay,waxaana Ciidamada amiga ay xireen dhammaan Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta.
Comments are closed.