Xildhibaan Zakariye Oo Shaaciyay Sababtii Uu Uga Laabtay Mooshinkii Gudoomiye Jawaari

Read Time:28 Second

Muqdisho ( Mareeg News ) Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka kana mid ahaa Xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo bandhigay sababta uu uga laabtay mooshinkaas.

Xildhibaanka oo ka mid ahaa Xubno ka tirsan Golaha Shacabka oo Maanta ku shiray Xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegay in sababta uu mooshinka uu u saxiixay ay aheyd  in uu ka carooday Go’aano ay mudo laba bil ka hor ah ka soo saareen Shirkii Madaxda maamul goboleedyada kaas oo uu u arkay in ay ku xadgudbeen xuquuqda dastuuriga iyo midda Umadda Soomaaliyeed

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.