Muqdisho: Xildhibaan Xuseen Baantuu oo geeriyooday

Read Time:28 Second

Mareeg.com: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Baantuu) ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka uu xalay saqdii dhexe ku geeriyooday hoygiisa oo ku yaala Muqdisho, kadib xanuun muddo hayey, waxaana maanta lagu wadaa in la aaso.

Xildhibaan Xuseen Baantuu oo dhashay sanadkii 1950 ayaa horay xilal uga soo qabtay dowladdihii KMG ahaa, isagoo soo noqday Wasiir kuxigeen.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid iyo wasiirka awrfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaanka, waxeyna Alle uga baryeen inuu jannadii fardowso ka waraabiyo.

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.