Xildhibaan reer Puntland ah oo beeniyey inuu diinta u gefay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Xildhibaan reer Puntland ah oo beeniyey inuu diinta u gefay

Mareeg.com-Xildhibaanka oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa sheegay inuu yahay nin Muslim ah isla markaana wararkaasi ay yihiin kuwo laga been abuurtay oo la doonayo in lagu banneysto dhiigiisa iyo hantidiisa.

Xildhibaanka ayaa ku hanjabay inuu maxkamad la hori doono dadkii warkaasi faafiyey,. Xildhibaanka ayaa intii uu shirka jaraa’id qabanayey toqxiidka qabsaday.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.