Xildhibaan mucaarad ahaa oo beeniyey in Ciidamo Itoobiyan ah la geeyey Dhuusamareeb * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Xildhibaan mucaarad ahaa oo beeniyey in Ciidamo Itoobiyan ah la geeyey Dhuusamareeb

Xildhibaan C/xakiin Macalin oo ah Xoghayaha Xisbiga Himilo Qaran oo qeyb ka ah Madasha Xisbiyada Qaran ayaa beeniyay in ciidan Itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn AMISOM oo Dhuusamareeb ay tageen.

Waxaa uu sheegay in Ciidan Itoobiyaan ah iyo kuwo Jabuutiyan ah ay 3 bilood ka hor ugu sugnaayeen Dhuusamareeb.

Hadalkaan oo Xildhibaan Cabdi Xakiin uu kusoo qoray bartiisa Facebook ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Madasha Xisbiyada oo uu ka tirsan yahay ay cambaareeyeen.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!