Xildhibaan Mahad Salaad oo markale hadal gaf u geystay, ciidan ki amaanka ee magaalada Muqdisho. — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Xildhibaan Mahad Salaad oo markale hadal gaf u geystay, ciidan ki amaanka ee magaalada Muqdisho.

Waxa sharaf dhac ku ah Mahad Salaad oo ah xildhibaan Somaliyeed, in uu ciidamadij Amaanka iyo masuuliyin todi uu ku tilmaano, in ay ka been sheegeen qasaarihi weerar ki Hotel Syl ka dhacay.

Isagoo hilmaamay xildhiban Somaliyeed in uu yahay, ayaa u sheegay in Shabaab qaraxyadani ay Dowladu shirka kula tahay.

Waxaa nasiib daro ah in xili musiibo Qaran taagan tahay in uu hayadihii amniga uu ku tilmaamo kuwa qariya qasaaha dhabta ah shirkana la aha kuwa dhibta geestay.

Taariikhdu wa ma guurto,qofwaliba oo Dalkan doona in uu ka so horjeedo horumarkiisa,oo af iyo adin ba wax yeeleya, wa taariikh dhigan oo lagu xasuusan doono.

Waxan leenaahay Illaahay ha u naxariisto Dad kii meeshasi ku dhintay inti ku dhaawacan tayna Illaahay caafimaad ha siiyo.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!