
Read Time:23 Second
muqdisho ( mareeg news ) xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federalka soomaliya ayaa xay ku geeriyoodat isbitaal Madiina Ee magaalada muqdisho
Xildhibaan Khaliif Sheekh C/llaahi
oo maalmahanba xanuunsanaa ayaa xalay saq barkii ku geeriyooda isbitaalka
xildhibaan khaliif ayaa maalmo ka hor uga yimid dalka Hindiya xaaladiisa caafimaad darteed, wuxuuna xildhibaanka ahaa bukaan socod saakay ayaana sida uu qorshaha yahay waxaa lagu wadaa in loo sameeyo Aas qaran oo ka dhacay magaalada muqdisho.