Xiisad u dhaxeeysa Ruushka iyo Britain Oo Cirka Isku Shareertay Maxaa Sababay?

Read Time:26 Second

Muqdisho ( Mareeg News ) Dowladda Britian ayaa sheegtay inay dalkeeda ka eryeyso 23 diblomaasi oo u dhashay Ruushka, ka dib markii xukumadda Moscow ay diidday inay sharraxaad ka bixiso sida gaaska sunta ah ee ‘Nerve Gas’ ee uu Ruushku sameeyay loogu adeegsaday nin horey uga tirsanaa basaasiinta Ruushka oo ku nool Britian iyo gabadhiisa.

Ra’isul Wasaaraha Britian, Theresa May, ayaa sheegtay in Diblomaasiyiintan ay heystaan muddo toddobaad ah inay waddankaasi uga baxaan.
xaalada labada wadan ayaa Cirka isku shareereysaa Waxaana ka dhashay Xilaaf diblumaasiyad oo xoog leh.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %