XFS Oo Soo Dhaweysay Go’aanka JaamaacaddaCarabta Ee Heshiiskii Dekedda Berbera — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

XFS Oo Soo Dhaweysay Go’aanka JaamaacaddaCarabta Ee Heshiiskii Dekedda Berbera

Axmed Ciise Cawad Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aanka Ururka Jaamacadda Carabta uu ka qaatay heshiiskii Dekadda Berbara oo ay wada galeen shirkadda DP World, Itoobiya iyo maamulka Soomaaliland.

Wasiir Cawad ayaa sheegay in go’aanka Jaamacadda Carabta ay gaartay uu yahay mid muhiim ah, isaga oo ku baaqab in la dhowro midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya

Waxaana uu intasi ku daray in aysan dowladda Soomaaliya u dul qaadan doonin in lagu soo xad gudbo Badeeda iyo Dhulkeeda intaba.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!