Xasan Sheekh oo ku fashilmay qorsho ay diyaariyeen Xisbigiisa
Xubnaha Xisbiga uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Baraha Bulshada ka bilaabeen hadalo iyo gefaf ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya,hayeeshee tallaabooyinkaas ay iyaga kusoo laabatay.
Waxyaabaha ay ku fashilmeen ayaa waxaa kamid ah Codeyn la soo geliyey Bogga Facebook ee Tv-ga Xisbiga UPD taas oo ku saabsaneyd cida ku wanaagsan difaacida Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Sheekh,waxaana dadka badi ay taageere u muujiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Dadka aragtida ka dhiibtay codeynta ayaa waxaa ay sheegeen in Madaxweyne Farmaajo dhab ka tahay difaacida Badda,balse Xasan Sheekh uu qorshihiisu yahay olole dadka la isaga gadaayo.
Hoos Ka Eeg Codeyntii dhacday iyo sida Xasan Sheekh looga guuleystay.
Comments are closed.