
muqdisho ( mareeg news )Maanta markale beesha caalamka ayaa ku amartay farmaajo inuu baajiyo fadhigii barlamaanka .
Igad iyo mareykan waxa ay usheegeen farmaajo ineysan suurtagal ahayn in gacantaag lagu rido jawaari maadaama uusan sharcigu qabin waxa ay usoo jeediyeen inuu kala doorto 3daan midii uroon.
1- in jawaari lagu rido cod 184 cod ah oo waliba sir
2-inuu ku qanciyo jawaari iscasilaad
3-wadahadal soo afjaraya khilaafka
Hadii intaas uu farmaajo la imaan waayo beesha caalamka go aan kale ayay qaadan doontaaa .
Farmaajo ayaa si uu ufiliyo dalabka beesha caalamka waxa ay wararka sheegayaanin uu diyaariyay kulan vila somalia saacadaha soo socda ka dhici doono kaaas oo markale la isku dayi doono in jawaari lagu qanciyo iscasilaad ama xalinta khilaafka maadaama aysan heysan tirada codadka loo baahanyahay.