XASAASI:- Ninkii sida Tooska aheeyd u Toogtay Askarigii Taraafika ahaa Oo Si lama filaan ah Loo qabtay (Sawiro)
muqdisho ( Mareeg News ) Saraakiil dilalka u qaabilsanaa ururka daacish ayeey gacanta ku dhigeen cidaamada amaanka soomalia.
hey’ada nabad sugida iyo sirdoonka qaran ayaa ku guuleeysatay ineey gacanta ku soo dhigto horjoogeyaal u qaabilsanaa Ururka daacish dilalka iyo beegsiga shaqaalaha iyo madaxda dowlada.
ninkaan la qabtay ayaa Si lawada arkaayo askari katirsan ciidanka ilaalada wadoonyinka ee taraafiko ku toogtay isgooska bakaaraha ee magaalada muqdisho.
Qabashada Hor joogahaan ayaa waxeey wada u fureeysaa sidii loo ogaan lahaa tirada ururkan iyo Meelaha ay ka howl galaan.
Comments are closed.