XASAASI: Madaxweyne Farmaajo Oo Mooshin laga diyaarinaayo & Xaalka Beri Oo Barakamaleey ah
muqdisho (mareeg news ) Hada waxaa socda abaabul kalsooni kala noqosho oo ka dhan ah madaxweyne farmaajo waxaa la soo warinayaaa in xildhibaanada sixiixaya motionkan ay kor u dhaafeen 120 xildhibaan kuwaas oo doonaya iney bari ku dhawaaqaan iney xilkii ka qaadeen madaxweyne farmaajo .
Bari laba motion oo iska soo horjeeda ayaa muqdisho ka dhici doona mid waxaa looga soo horjeedaa gudooiye jawaari midna madaxeeyne farmaajo.
Markii hore xukuumada ayaa la rumeysnaa in mooshin laga wado lakin hada xildhibaanada garabka jawaari waxeey abaabuleen mooshin ka dhan ah madaxweynaha madaama ay ogaadeen mowqifka madaxweynaha
Lama oga xaalka halka uu ku dambeey doon Beri ayaa la dhur sugayaa Kulanka Baarlamaanka ee ka qabsoomi doona muqdiaho.
Comments are closed.