XASAASI: Jawaari oo iska diiday Dalabka Farmaajo Iyo Go'aan aan lafileen oo.... — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

XASAASI: Jawaari oo iska diiday Dalabka Farmaajo Iyo Go’aan aan lafileen oo….

muqdisho ( mareeg News ) Gudoomiyaha Golaha shacabka Gud Jawaari oo gordhaw la hadlay warfaafinta ayaa sheeg in 10 maalin gudahood lagu guda galo mooshinka Laga keenay.

jawaari oo si kulul u hadlay ayaa yiri” dadka dhahaya wuu is casilayaa riyo ayay ku jiraan”

madaxweyna iyo gudoomiyaha oo is arkay ayaa jawaari waxuu iska diiday inuu tanaasul miijiyo Taakooyinkana uu ka qaado mr kheyre.

ila hoose ayaa sheegay in jawaari uu hubo in mooshinka uu ka bad baadaayo uuna ka xildhibaana badanyahay khere hadii mooshinkan uu ka badbaada waxuu la damacsanyh inuu rido kheeyre.

arinta mooshinka kheyre oo Tan hada taagan ka horeeysay ayaa aad u xoogeysatay xildhibaanada garabka jawaari oo Tirabadan dhaafaya kuwa uu kheeyra heeysto ayaa ku kalsoo ineey sameen karaan isbadal ku dhaca xukuumada.

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!