XASAASI: Halkee Ku Socotay 13milyan Oo ay imaratka Muqdisho kasoo Dajiyeen?

Muqdisho: (Mareeg News ) Diyaarad siday 13 milyan oo dolarka marekanka ah ayaa maanta lagu qabtay garoonka diyaaradahaadan cade ee magaalada muqdisho, Lacagtan ay qabatay laanta socdaalka somaaliya ayaa waxaa sheegtay safaarada imaaraatka ee soomaaliya.



su.aalo ay saraakiisha hey’da socdaalka soomaaliya weydiisay Saraakiishii waday lacagta ayaa waxaa la sheegay in loo wado safaarada imaaraatka ee muqdisho.



shaki badan ayeey abuurtay lacagtan tirada badan iyo waxa lagu sameeyn rabo wararka qaar ayaa durba sheegaya in lagu qarash gareeyn rabo mooshinada maalmahaan ka taagnaa caasimada.

Safaarada Imaartka waxeey ku jawaabtay In ay lacagtan ku qarash gareeyn Rabto Howlaha safaarada ee soomaaliya.



wixii wararr ah ee ku soo kordha arintaan waxaa uga bogan dontaan wararkeena soo socda

isha ku haay Mareeg.com

 

About Ahmed weheliye Gaashaan 535 Articles
freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com