XASAASI: Guul dhashay Guuldaro Qaraar Aqriso Qorshaha Xildhibaanada Garabka Jawaari & Farmaajo iyo akheyre Oo wajahaya Halis kale oo.. — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

XASAASI: Guul dhashay Guuldaro Qaraar Aqriso Qorshaha Xildhibaanada Garabka Jawaari & Farmaajo iyo akheyre Oo wajahaya Halis kale oo..

Muqdisho ( mareeg News) Xidlhibaanada garabka jawaari sheekadan xalay ayayba sii ogaayeen sida aan warar hoose ku helay ,go aana waaa qaateen oo hada plan B ayaa diyaar ah, waxaana cadeyn kuugu filan in saaka nin walbo seexday oo uusanba ka soo toosin sariirtiis.




Jawaari dagaal dheer oo dhinac kaste looga qaaday waa xamili waayay odayga waana isdhiibay lakiin sida ay jecelyihiin kooxda vila somalia wax uma dhacayaaan waxaana jira qorshe halis ku ah kheyre oo lasii diyaariyay.


Teamka badbaada barlamanka waxa ay diyaarsadeen musharax gudoomiye barlamaan kaas oo ay awoodooda oo dhan isugu geyn doonaan sida xogaha la helayo ay sheegeyso.

Xildhibaan abdulqaadir cosoble iyo musharaxiin kale oo beesha hawiye ah ayaa la diyaariyay waxaana qorshuhu yahay inuu isbadal ku yimaado nidaamkii 4.5ka ee somalidu wax ku qeybsato marka uu soo baxo musharaxa ay wataan taaas oo hadii ay dhacdo meesha kasaari doonta kheyre oo isgu kursiga hawiye ku fadhiya.




Xaalka ayaa ku xun farmaajo iyo kheyre waaayo sheekadii dhinaca kale ayay isku rogtay oo iyagoo guuleystay ayay hadana guuldareysteen .

Teamka kheyre iyo farmaajo ma heystaaan awood ku filan oo dhinaca barlamaanka ,kaliya 80 ilaa 90 xildhibaan ayay heystaaan mana ku filna iney gudoomiye barlamaan ku soo doortaan.

Inkastoo la sheegay ineey isticmaalayaan lacago badan  hadana dhinaca kale waa xisbiyo isku kalsoon oo is dhaarsaday.


Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!