XASAASI: Gudoomiyaha DP Wold iyo Hoggaamiyaha Somaliland muuse Biixi Oo kulmay. Sawiro
muqdisho ( mareeg news ) Madaxweynaha somaliland muusa biixi cabdi iyo wafdigiisa ayaa maanta la kulmay gudoomiyaha Shirka DP Wold.
gudoomiyaha DP Wold oo wafdiga qada sharaf u sameeyay ayaa wafdiga kala hadlay Sida ay u adkeey lahaayeen wada hadlka hishiiskana loo fulin lahaa.
Mr Biixi oo la weydiiyay moowqifka muqdisho ee DP wold ka qaadatay ayuu sheegay qaraarka barbara in ay hargeeysa leedahay.
Mr iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa ineey kusoo laabtaan sabtida magaalada hargeeysa.
Comments are closed.