XASAASI:- Dowladaha u diidan mukhtaar Roobow inuu is Sharaxo MG.Konfur Galbeed oo la ogaaday & DF oo shiiqa cabsi ka…

Read Time:42 Second

London ( Mareeg News ) waraaq kasoo baxday wasaarada arimaha gududa iyo federalka ayaa lagu hor istaagay is sharaxaada shiiq mukhtaar rooboow oo magaalada beydhaba kaga dhawaaqay inu u taagan yahay xilka madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somalia,

warqada sida kamuuqatay dowlada waxeey sheegtay in shiqa uuna weli buuxin shuuradihii lakala saxiixday ee laga rabay shiiqa inuu fuliyo  sida shabakada mareeg waraka ay ku heleeyso dowlada dhowr ah ayaa ogolaaday oo ay ugu horeeyso qadar , imaaraatka, iyo sacuudiga, balse itoobiya iyo mareekanka ayaa weli aaminsan in khatar laga kulmi karo ninkan oo da’diisa inta badan ahaa alshaab welina ay cadeen mowqifkiisa , qabashaada shiiqa oo uu noqdo madaxweynaha konfur galbeed ayeey dowladuhu u arkaan halis cusub oo xarakaada uu qeebta uu shiiqa hogaamiyo gacanta u gelin karta awood cusb oo ay ku sameeyn karaan siyaasada dalka iyagoo aan la dhaqin ayeey dheheen waxa ay aaminsanyihiin .

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %