XASAASI: Aqriso Labada Qodob oo ay Garabka Jawaari Hor dhigeen Madaxweyne Farmaajo * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

XASAASI: Aqriso Labada Qodob oo ay Garabka Jawaari Hor dhigeen Madaxweyne Farmaajo

muqdisho ( mareeg news ) Khilaafka Ka dhex aloolsan Barlamaanka Soomaaliya Oo Xal loo raadinayo ayaa waxaa magaalada kulumo waan waan ah ku dhex mareen gudiyo kakala socday Labada garan ee is diidan Labada Qodob ee Guddiga Jawaari ka socday ula tageen Madaxweynaha ayaa kala ah:


 

1- In Sanduuq cod bixin lagu kala baxo, lana geeyo goob dhex dhexaad, si daah furan loo sameeyo cod bixint.

2- In hab kale oo xal mastuur ah ama wada hadal siyaasadeed lagu dhameeyo khilaafka siyaasadeed.




lama oga waxa ka soo bixidoona maadaama mowqifka madaxweyna kala cadaan.


 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!