Xaqiiqda kheyre Ee Galmudug Labadan Midkood Baa Kusoo Bixi dona. * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Xaqiiqda kheyre Ee Galmudug Labadan Midkood Baa Kusoo Bixi dona.

Muqdisho ( Mareeg News ) Iyadoo Raisul wasaaraha Soomaaliya Hasan ali Kheyre Uu Galmudug joogo ku dhawaad bil Ayaa waxaa ka Dhashay Dhowr su.aal iyo Sababta Uu Intaas Waqtiga RW ugu bixiyay Magaalooyinka Galmudug.

Sadex arin ayaa U Sabab ah.

1- Doowlada Federalku in ay soo saarto Shaqsi siyaasadooda Taageersan Si Xildhibaanada Ka soo bixi doona Goboladaas ay u noqdaa Kuwa ay Iyagu soo xulaan.

2- in Awooda ahlu suna La wiiqo Lagana Soor Gacantooda awooda ay ku leeyihiin Gobolada dhexe.

3- In Dowlada Federalku Sameeyn Muuqata ugu yeelato dhamaan Deegaanka Una Maausha Magaalooyinkas Sida Koonfur galbeed iyo Hirshabeele.

Xildhibaan Mahad Salaad oo Mucaarad xoogan ku ahaa Iguna Cad cadaa Raga Rw qeeyre siyaasadiisa ku qanacsaneen Ayaa Is badalay Waxaana Lagu sheegay in Ay macquul tahay inuu isku soo taago xilka madaxtinimada Galmudug Mahad Waxuu hada Rw la yahay sxb dhaw.

Cali yare Cali oo aan wax xil ah ka aheeyn dowlada federalka Lakin ah Saaxiibka Madaxweeynaha Ayaa Isna Laga yabaa inuu Kursigaas Isu soo sharaxo ama Uu Usoo bixi doono Xildhibaan baarlamaanka 11 ee DFS.

Iyadoo aan La sadaalin kari wax walbana ay is badali karaan Xaalada Galmudug waa Game siyaasadeed Oo Go’aamin doona Soo laabashada Xukuumada Madaxweyne Farmaajo 2021.

Galmudug ma waxeey mari doontaa Wadadii Koonfur Galbeed ?

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!