Xalaad deg deg ah oo lagu soo rogay degaano ka mid ah Somaliland * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Xalaad deg deg ah oo lagu soo rogay degaano ka mid ah Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad deg-deg ah ku soo rogay qaybo ka mid ah gobolka Sanaag sida Ceerigaabo, Gar-adag iyo Ceel-Afweyn sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Afhayeenka madaxtooyadu.

Madaxtooyadda Somaliland sheegtay in xaaladda deg deg ah soconaysa muddo saddex bilood ah.

Tilaabaddan  ayaa timid kadib markii maalintii shalay lama sarkaal oo ciidamada Somaliland ah oo ka hawl gali jiray Gar-adag lagu dilay degaanka Gobab maxan ee degmada Yagoori.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!