Xal laga gaaray xiisad Beeleedyo ka jiray Nawaaxiga Xarardheere * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Xal laga gaaray xiisad Beeleedyo ka jiray Nawaaxiga Xarardheere

Xarardheere ( Mareeg)-Guddi Odayaal ah oo loo saaray  xallinta xiisad beeleedyo ka taagnaa deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in ay soo afjaraan xiisadahaasi.

Nabadoon Abuukar Macallin Axmed  ayaa sheegay in kadib kulan lagu qabtay deegaanka Hanro ee Gobolka Mudug lagu gaaray heshiis Nabadeed oo u dhexeeyo labada Maleeshiyo beeleed ee deegaanadaasi ku dirirayay.

Dagaal Beeleedyada ka jiray deegaanada ku dhow dhow degmada Xarardheere ayaa mudada ay socdeen sababay khasaarooyin Naf iyo Maalba leh.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!