Xaalada Magaalada Baladweyne oo saakay degan

Read Time:30 Second

Magaalada baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan saakay waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed,taas oo ka dhalatay askari dilay Mooto bajaajle ah oo maalin ka hor lagu dilay bartamaha Magaalada,waxaana saakay la dareemayo hub u ruursi xoogan.

Arintaan ayaa waxa maalmihii ugu dambeeyay ay ka tagneed Magaalada Beledweyne waxaana sidoo kale baaq ka soo saaray maamulka dhinaca kalana waxaa ku baxay Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya.

Magaalada baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa shalay ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada dowlada iyo maleeshiyo hubeysan,kuwaasi oo weerar ku qaaday Saldhiga boolisk Magaalada Baladweyne.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %