Xaaf oo cambaareeyey Xildhibaanadii looga dhawaaqey Dhuusamareeb
War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami dooni cidii soo saartay Liiska xildhibaanada Galmudug ee shalay looga dhawaaqay Dhuusamareeb.
Waxaa qoraalka Xaaf sidoo kale lagu eedeeyey Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Galmudug,kuwaas oo u hambalyeeyey Xildhibaannada Cusub ee Galmudug.
Comments are closed.