Mareeg Media
Somalia

Wiil dhalinyaro ahaa oo lagu dilay Muqdisho

9

Waxaa lagu soo waramayaa in Askari ka tirsan Ciiidan Dowladda Federaalka Soomaaliya uu wiil dhalinyaro ahaa ku dilay Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.

Marxuumk ayaa sida la sheegay ka mid ahaa dhalinyarada Kaxeeya Mooto Bajaajta.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ayaa ku guuleystay soo qabashada Askarigii dilka geystay.

Lamaaha amniga ayaa Warbaahinta u sheegay in baaritaan ay sameynayaan Howshana gacanta ay ku hayaan.

Dilka kadib, Dhalinyarada kaxeeya Mooto Bajaajta ayaa Isgooska Debka soo dhoobtay si’ ay ugu mudaaharadaan dilkan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!