Weerar Caawa Lagu Qaaday Guriga Guddoomiyihii hore ee Degmada Warta-Nabadda * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Weerar Caawa Lagu Qaaday Guriga Guddoomiyihii hore ee Degmada Warta-Nabadda

Waxaa Caawa weerar lagu qaaday Guriga Guddoomiyihii hore ee Degmada Warta-Nabadda Ee Magaalada Muqdisho Deeqo C/qaadir.

Weerarka Caawa lagu qaaday Guriga Guddoomiyihii hore ee Degmada Warta-Nabadda ayaa loo adeeg saday Bambaanooyin lagu tuuray sida dadka Degmada ay inoo sheegeen.

Weerarka Caawa ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro u badnaa dhaawac waxaana ku dhaawacmay weerarka Afar Qof oo isugu jira Ciidan iyo Shacab.

Guddoomiyihii hore ee Degmada Warta-Nabadda Ee Magaalada Muqdisho Deeqo C/qaadir oo la hadashay Warbaahinta ayaa sheegtay in markii Afraad Weerar lagu soo qaado ay Caawa tahay sida ay sheegtay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!