Wax garad Jubbaland oo ku baaqay in dib u heshiisiin laga hor mariyo Doorashada Maamulkaas

Read Time:27 Second

Kismaayo ( Mareeg)-Qaar ka tirsan Salaadiinta Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobollada Jubbooyinka oo la hadlay Idaacadda maxali ah ee Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in dib loo dhigo doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Jubbaland lagana hor mariyo dib u heshiisiin dadka deegaanada maamulkaas uu ka arrimiyo ku nool.

Doorashada Madaxtinimo Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay dhacdo 15-August 2015 xilli weli siyaasado is diidan uu ka jiro deegaanada Maamulkaas.

Madaxweynaha Jubbaland ee haatan Axmed Madoobe ayaa lagu eedeeyay in uu doonayo in uu ku shubto doorashada Madaxtinimo ee Maamulkaas.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.