Wasraada amniga oo beenisay In Hub lagala baxay Xirada J. Gorden Ee Muqdisho

Read Time:44 Second

muqdisho ( mareeg news ) war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasaarada amniga ee dowlada federalka soomaaliya ayaa lagu beeniyay hadalka sheegaya in la jabsaday keedka hubka ee xirada J. Gorden oo aay todabaadyadii tagay baneeyeen saraakiishii imaaraatka ee gacanta ku haayay.



wasaarada amniga ayaa carabka ku adkeeysay in waxba kama jiraan ay yihiin hadalada sheegaya in la jabsaday keedka hubka ee xirada j. Gorden ee muqdisho wasaarada gaashaandhiga iyo taliska Xooga dalka soomaaliyeedna ay gacanta ku hayaan xirada iyo ciidamada.

Sawirada ay baahisay wakaalada wararka Reuters ayeey wasaaradu ku tilmaamtay in ay sal iyo raad laheeyn hadalkaasna uu xaqiiqda waa faqsaneen.



sidoo kale wasaaradu waxeey sheegtay in sawirada ay baahisay wakaalada ay yihiin qoryo kooban  oo askar laga qaaday u jeed laga leeyahayna loo sawiray dowladana ay baritaan ku jirto talaabana laga qaadi doono cid walba oo ku lug yeelata arintan.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %