Wasiirka Waxbarashada Oo Go’aan Adag ka qaatay Imtixaanaadka arday loodiro habeenkii”

Read Time:40 Second

muqdisho ( Mareeg News ) Wasiirka wasaarada waxbarashada jamhuuriyada federalka somaaliya ayaa maanta si kulul ula hadlay daladaha waxbarashada madaxa banaan.



wasiirka ayaa Sheegay in ay tahay kabadbadis iyo wax aan loo dulqaadan karin in ardayda dugsiyada sare dhameeyneysa imtixaanka ee biri galayaan habeenkii loo diro.

waxuu wasiirka sheegay in dowlada federalku kala saari doonta ardayda gacan adagna ku qaban doonto  Daladaha waxbarashada, Dalka uma baahno musuq waxbarsho waana in la soo saaraa jiil aqoon iyo asluub leh wasaaradana taas ayeey ka shaqeeyneeysaa.



hadalka wasiirka ayaa imaanay kadib buuq hareeyay dugsiyada magaalada muqdisho oo qaarkood weerareen ardayda kadib markii la badaly imtixaanaad ay qishkooda heleen ardayda.

wasaarada waxbarashada ayaa la filayaa ineey Kala saarto arday dugsiyada sare kasoo baxda maadaama ay waasaardu imtixaanaadkeedii dhimanyihiin


About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %