Wasiirka Qorsheynta oo maanta magacaabay xubno cusub * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wasiirka Qorsheynta oo maanta magacaabay xubno cusub

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu hal mar magacaabay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda iyo Agaasimaha guud Wasaaradda ee Qorsheynta.

Wasiirka ayaa sameeyay Magacaabistii ugu horreysay tan iyo Markii uu xilka qabtay waxaana hal mar maanta uu magacaabay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda oo loo magacabay C/qaadir Axmed Warsame in uu nqodo kaasi oo horey u ahaa Agaasimada Wasaaradda Qorsheynta.

Sidoo kale waxa uu Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed ayaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda  Qorsheynta u magacaabay Asad Yuusuf Afrax,oo ahaa la taliyihiisa.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!