Wasiirka Maaliyada Dowlada Soomaaliya Oo Gaaray Magaalada Garoowe + Sawirro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wasiirka Maaliyada Dowlada Soomaaliya Oo Gaaray Magaalada Garoowe + Sawirro

Waxaa maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka Puntland gaaray wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Xukuumada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle.

C/raxmaan Ducaale Bayle iyo wafdiga uu hogaaminayay waxaa Magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin kala duwan oo uu kamid yahay Wasiirka Maaliyada Maamulka Puntland Cabduqaadir Saciid Caarshe.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Bayle ayaa sheegay in Wasiirada Maaliyada dowlad Goboleedyada dalka shir ku saabsan mideeynta dhaqaalaha dalka uu kaga furmayo Magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka  Puntland.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!