Wasiir iska casiley Xukuumadda RW Kheyre

Read Time:19 Second

Wasiiru dowlihii wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi.

Sababaha uu Wasiir Qoorqoor isku casiley ayaa waxaa lagu sheegay in uu ayaa kamid yahay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug.

Musharax Qoorqoor ayaa waxaa la sheegayaa in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ku bixineyso waqti farabadan,isla markaana uu ugu cadcad yahay musharixiinta.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %