Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha soomaaliya oo Gaaray Dalka Kuwait — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha soomaaliya oo Gaaray Dalka Kuwait

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ayaa saaka gaaray Dalka Kuwait isagoo ay la socdaan Ganacsato iyo Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha.




Wasiirka waxaa madaarka ku soo dhoweeyey dhigiisa dalka Kuwait oo geeyey kulan saacado waatayna isla markii kula yeeshay Hotel Sheraton Kuwait.

Wasiir Maareeye oo beryahanba ku mashquulsanaa suuqgeynta waxsoosaarka Soomaaliya wuxuu hore u sii qaatay waxyaalo fara badan oo uu ku muujinayo wanaaga dhaqanka iyo Waxsoosaarka Soomaaliya sida Moos,



Cambe, liin, Isbaandhays iyo Alaab dhaqan oo uu ugu talo galay in uu Soomaaliya ugu soo jiido maalqabeenada dalalka carabta oo uu doonayo in ay Soomaaliya maalgashadaan si dhalinyarada Soomaaliyeed shaqo u helaan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!