Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dowladda Serbia kala hadlay wax u qabashada Soomaalida Ukraine

Read Time:22 Second

Labada Wasiir ayaa ku heshiiyay inay horumariyaan xiriirka labo geesoodka ah ee soo jireenka ah iyo inay si dhow isaga kaashafaan arrimaha khuseeya labada dal.

Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh gelisay sidii muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku noolaa dalka Ukraine ay u heli lahaayeen soo dhoweyn iyo qaabilaad, iyadoo Wasiirkana xiriir joogto ah la sameynayay Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Bariga iyo bartamaha Yurub ee saameysay xaalada colaadeed ee Ukraine.

Muqdisho-Somalia

Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %