Wasiirka arrimaha debadda oo Itoobiya uga qeybgelaya shir IGAD

Read Time:26 Second

Mareeg.com: Wasiirka arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta maalgashiga C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta u ambabaxay magaalada Adis’ababa ee dalka Ethiopia.

Wasiirka oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka hor inta uusan ka ambabaxin Muqdisho ayaa sheegay in magaalada Adis’ababa uu uga qeybgalayo shir ay wasiirrada arrimaha dibadda ee wadamada IGAD halkaasi ku yeelandoonaa.

Wasiir ayaa tilmaamay In shirkaasi looga hadli doono horumarinta wadamada iyo xoojinta xiriirkoodaba, isagoo hoosta ka xariiqay in shirkaasi ah uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dalkeena Soomaaliya.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 0 %
Sad
Sad
0 0 %
Excited
Excited
0 0 %
Sleepy
Sleepy
0 0 %
Angry
Angry
0 0 %
Surprise
Surprise
0 0 %