Mareeg Media
Somalia

Wasiirka Amniga oo looga yeeray Golaha Shacabka

Xildhibaannnada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliyaa ayaa waxaa ay ka dalbadeen Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale in uu Maalinta berito ah hor yimaado Golaha hortooda.

Qoraal uu soo saaray yahay Xoghayaha Golaha shacabka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa looga dalbaday wasiirka iyo Hay’adaha kale ee Amniga ee hoostaga Wasaaradda inay si deg deg ah ku yimaadaan Golaha si loo weeydiiyo su’aalo dhowr ah.

Hoos Ka Akhriso Warqada Golaha Shacabka ee u yeerista Wasiirka Amniga Soomaaliya

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!