Wasiirada Koonfur Galbeed oo maanta Ansixiyay Miisaniyada 2019

Read Time:38 Second

Shir Deg-Deg ah oo ay isugu yimaadeen Gollaha wasiirada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya, aya waxaa uu shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen .

Gollaha wasiirada Aya Ansixiyay Miisaniyada 2019-ka oo ay horey usoo Gudbisey Wasaaradda Maalliyadda Dolwad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya’

Waxana lagu Ansixiyay gacantaak waxaa ogalaadey 24-wasiir waxaa diidey 1-wasiir wax ka aamuseyna malahan waxaa sidaasi lagu ansixiyay Miisaniyadda 2019-ka.

Ugaas Xasan Abdi Maxamed Wasiirka warfafinta Kgs Ayaa Faafahin Ka Bixiyay Qodobada looga hadley shirka Gollaha wasiirda Maanta.

Miisaniyadan ayaa waxa ay dhaqan galeysaa markii ay meel mariyaan Xildhibaanada kgs oo dhawaan la horgeen doono.

Dhanka kale Madaxweynaha aya Xafiiskiisa ku qaabiley wasiirka wasarada Waxbrashada DFS Mudane Abdullahi Goodax Barre oo Baydhabo Maanta Soo gaarey.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.