Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay Magacaabis looga horyimid — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Wasiir Maareeye oo lagu dhegan yahay Magacaabis looga horyimid

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ee dowladda ayaa dib ugu celiyey Wasiirka Wasaaradda Warfafainta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Agaasimayaal uu Magacaabey.

Wasiirka ayaa horey xilka uga qaaday lix agaasime,waxaana warqad kasoo baxday Guddiga ay ku sheegeen in Guddiga dallaacada ee Wasaaradda aanay u dhameyn tirada (kooramka), go’aan ka qaadan kartay sida uu qabo sharciga Shaqaalaha.

Sidoo kale Qoraalkka Guddiga ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in dib loo eego nidaamka xilka qaadista iyo Magacaabista.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!